Maamulka Gobolka Banaadir oo 100 kun Dollar ku deeqay Dadka Fatahada Webiga Shabeele Saameeyay

Read Time:29 Second

muqdisho (mareeg news) gudoomiyaha gobolka banaadir ahna duqa magaalada muqdisho Abdirahman omar Osman ( En yariisoow ) Ayaa goor dhaw shir deg deg ahaa uu ku qabtay xarunta dowlada hoose ee xamar waxuu lacag gaareeysa 100 kun dollar ku deeqay dadka fatahaada webiga shabeele saameeyeen ee magaalada baladweeyn.



gudoomiye yariisow ayaa noqonaya masuulkii ugu horeeyay ee dowlada federalka ah ee ka fal celiya Qeyladhaanta baladweeyn.



eng yariisoow ayaa balan qaaday in gurmadkaan uu hordhac yahay maalmaha soo socdana ay maamulkiisa iyo dadla reer muqdisho gurmad gaarsiin doonaan magaalada baladweyne ee xarunta gobolka hiiraan

About Post Author

Ahmed weheliye Gaashaan

freelance journalist covering events in Somalia, SocialActivist, writer, PoliticalAnalyst .contact gaashaan1960@gmail.com
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %