Maamulka Galmudug Oo Beeniyay Warar Been Abuur Ah Oo Lagu Baahiyay Baraha Bulshada

Read Time:18 Second

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa been abuur ku tilmaamay Warar lagu baahiyay Baraha Bulshada ee ahaa in Galmudug ay xiriirka u jartay dowladda Federaalka Soomaaliya.

War-Saxaafdeed ka soo baxay Madaxtooyada maamulka Galmudug ayaa waxaa lagu  sheegay in Warkaas uu yahay mid been abuur ah isla maarkaana lagu doonayo in lagu sii huriyo Xiisada Siyaasadeed.

 

About Post Author

Xuseen Axmed

Former somalia247.com reporter and currently mareeg media representative in Somalia
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %