Maamulka Ahlusunna Oo Xukuno Kala Duwan Ku Riday 3 Qof * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Maamulka Ahlusunna Oo Xukuno Kala Duwan Ku Riday 3 Qof

Maamulka Ahlusunna Waljameeca ee ka arimiya Gobolada Dhexe ayaa maanta xukuno kala duwan ku riday  3 qof oo rag ah.

Seddaxdan qof ee maanta lagu xukumay Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa lagu eedeeyay in ay basaas u ahaayeen Ciidamada Itoobiya.

Maamulka Ahlusunna ayaa xukuno u dhexeeya sanad ilaa lix bilood waxa ay ku xukumeen rag ay ku eedeeyeen iney Jaajuus u ahaayeen Ciidanka Itoobiya kuwaasoo dadka ka afduuban jiray Gobolka Galgaduud kadibne ku wareejin jiray ciidanka Itoobiya.

Magaalada Dhuusamareeb ee xatunta Gobolka Galgaduud ayaa ka arimiya maamulka la magacbaxay Gobolada Dhexe.

 

 

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!