
Read Time:28 Second
Jowhar -Wajigii labaad ee shirka maamul u sameynta Gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe ayaa maanta dib u furmay kadib markii IGAD iyo dowladda Federaalka ay so fara geliyeen.
Madasha Shirkaas ee Magaalada Jowhar ayaana laga dareemayaa qaban qaabo xoogan oo la xiriirta shirka.
Waxaana si weyn loo adkeeyay ammaanka Magaaladaasi Jowhar ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.
Si kastaba shirka ayaa dib u furmaya xilli weli ay taagan yihiin Cabashada ay qabaan qaar ka tirsan Ergooyinka Gobolka Hiiraan weliba ugu sameynta badan. waxaan weli diidan ugaaska beesha xawaadle oo mar dhow la caleemo saarey>