Mareeg Media
Somalia

Ma waxuu ka shaqeeyn donaa Baraha bulshada Lataliyaha Cusub Ee Gud.mursal ?

7

Muqdisho (Mareeg News) Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal C/raxmaan ayaa soo saaray wareegto uu xil ugu magacaabayo lataliyaha sare ee dhanka warbaahinta ee xafiiska Guddoomiyaha.

 

Lataliyaha sare ee dhinaca Warbahinta ee Gudoomiyaha Golaha Shacabka ayaa waxaa loo magacaabay in uu noqdo Liibaan Maxamed Xuseen.

 

Xoghayaha Guud ee Golaha Shacabka ayaa waxaa la faray in uu dhameeystiro habraaca maamuuska Lataliyaha Meelmarinta Go’aanka sida ugu haboon ee Sharciga waafaqsan.

Dowladan oo ah mida ugu lataliyaasha badan dhamaan dowladihii dalka soo maray ayaa lagu eedeeyaa ineey mushaar xoogan ku bixiso lataliyaal aan la garaneey waxa ay qabtaan.

HAlALKAAN RIIX SI AAD U BOOQATO BOGA HORE EE MAREG.COM OO AAD KA HELI DONTO WARAR IYO XOGO XIISA LEH.

                Riix gambaleelka ka muuqda qeeybta midig ee websetka  si  laguugu soo diro wararka mareeg.com isla marka ay soo dhacaan

Comments are closed.

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!