Liiska Xawaaladaha iyo shakhsiyaadka Kenya xayirtay * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Liiska Xawaaladaha iyo shakhsiyaadka Kenya xayirtay

Mareeg.com: Dowladda Kenya ayaa shalay xayiraad kusoo rogtay Xawaalado iyo shakhsiyaad fara badan oo isugu jira Soomaali, Kenyaan iyo dhalashooyin kale.

Xawaaladahaas iyo shakhsiyaadkaas waxaa lagu eedeeyey iney taakulyeen Alshabaab, waxaana la sheegay in baaritaan ku socdo.

Wasiirka arrimaha gudaha Kenya Joseph Ole Nkaissery, ayaa sheegay in Xawaaladaha la xiray loo adeegsan jiray in dhaqaalo loogu diro Xarakada Al Shabaab ee Somalia ka dagaalanto.

Wuxuu sidoo kale sheegay Wasiirku in ay amar ku siiyeen Bangiyada waa weyn ee ka shaqeyo Kenya, in aynan adeeg siin karin Xawaaladaha iyo waliba shaqsiyaadka xayiraada lagu soo rogay.

Haddaba halkaan ka aqri liiska oo buuxa

 

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More