Liiska Wasiiru dowlayaasha iyo Wasiir ku xigeennada Cusub ee Soomaaliya * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Liiska Wasiiru dowlayaasha iyo Wasiir ku xigeennada Cusub ee Soomaaliya

Mareeg.com- Wasiirudowlayaasha

  1. Mudane Maxamuud Macalin Yaxye Wasiirudowlaha Arrimaha Gudaha iyo Federaalka
  2. Mudane C/laahi Maxamed Nuur Wasiirudowlaha Maalliyadda
  3. Mudane Burci Maxamed Xamza Wasiirudowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga
  4. Mudane Maxamed Cali Xagaa Wasiirudowlaha Gaashaandhigga
  5. Mudane Daa’uud C/kariin Cumar Wasiirudowlaha Amniga Qaranka

Wasiir Ku Xigeennada

  1. C/raxmaan Maxamed Saalax Bankax Wasiir ku xigeenka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka
  2. Fahmo Axmed Nuur Wasiir ku xigeenka Maalliyadda
  3. Cabdalla Xuseen Cali Wasiir ku xigeenka Gaashaandhigga
  4. Mahad Maxamed Salaad Wasiir ku xigeenka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga
  5. Ibraahin Isxaaq Yaroow Wasiir ku xigeenka Amniga Qaranka
  6. Xaamud Cali Xasan Wasiir ku xigeenka Waxbarashada
  7. Jamaal Xasan Ismaaciil Wasiir ku xigeenka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda
  8. C/laahi Sheekh Cali Qaloocoow Wasiir ku xigeenka Qorsheynta
  9. C/laahi Bile Nuur Wasiir ku xigeenka Garsoorka iyo Arrimaha Dastuurka
  10. Yuusuf Xeyle Jimcaale Wasiir ku xigeenka Diinta iyo Awqaafta
  11. C/laahi Colaad Rooble Wasiir Ku XIgeenka Warfaafinta
  12. Xirsi Aadan Rooble Wasiir ku xigeenka Gaadiidka iyo Duulista Hawada
  13. Cabdalla Xaaji Cali Wasiir ku xigeenka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada
  14. Axmed Cali Salaad Taako Wasiir ku xigeenka Boostada iyo Isgaarsiinta
  15. Cismaan Libaax Ibraahin Wasiir ku xigeenka Beeraha
  16. Maxamed Axmed Tarsan Wasiir ku xigeenka Sportiga iyo Dhalinyarada
  17. C/kaafi Macalin Xasan Wasiir ku xigeenka Tamarta iyo Biyaha
  18. C/raxmaan Cabdi Cusmaan Wasiir ku xigeenka Ganacsiga iyo Warshadaha
  19. Maxamed Ismaaciil Shuuriye Wasiir ku xigeenka Howlaha Guud iyo Dib u dhiska
  20. Muno Ibraahin Abiikar Wasiir ku xigeenka Haweenka iyo Hormarinta Xuquuqda Aadanaha
  21. C/casiis Xasan Maxamed Laftagareen Wasiir ku xigeenka Kalluumeeysiga iyo Kheyraadka Badda
  22. Maxamed Cali Geedi Wasiir ku xigeenka Macdanta
  23. Axmed Aadan Axmed Wasiir ku xigeenka Caafimaadka
  24. Maxamed Axmed Kulan Wasiir ku xigeenka Hidaha iyo Tacliinta Sare
  25. Xasan Maxamed Jimcaale Wasiir ku xigeenka Xanaanada Xoolaha,Dhirta iyo Daaqa

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!