Liiska Odayaasha saxiixayaasha Galmudug oo la shaaciyay * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Liiska Odayaasha saxiixayaasha Galmudug oo la shaaciyay

Guddiga Farsamada iyo Maamul u sameynta Galmudug ayaa waxaa ay shaaciyeen Magacyada Odayaasha Dhaqanka ee saxiixayaasha Baarlamaanka Galmudug,iyada oo maanta la xareynayo.

Liiska Odayaashan ayaa waxaa Guddiga Farsamada dhismaha Dowlad Goboleedka Galmudug ku wareejiyay Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya.

Odayaashan ayaa waxaa ay soo gudbin doonaan Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Galmudug iyada oo Bisha December ee berri billaabaneysa ay noqoneyso bisha doorashada Guddoomiyha Baarlamaanka, iyo Madaxweynaha Galmudug.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!