Laftagareen oo magacaabay musharaxiinta kuraasta Aqalka Sare ka harsanayd

Read Time:34 Second

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa soo saaray liiska musharaxiinta saddex xubnood ee ka dhimmaanaa kuraasta Aqalka Sare ee Soomaaliya ee laga soo dooranayay Koofurgalbeed Soomaaliya.

Liiskan la soo saaray ayaa waxaa ku tartamaya lix musharax oo uu ka mid yahay Wasiirka Gaashandhiga Xukuumada Federalka Soomaliya, horeyna usoo noqday Wasiirka Cadaaladda.

Lixdan Musharax ayaa waxa ay kaa yihiin;

Xasan Xuseen Xaaji iyo Cabdiraxman Maxamed Cabdullahi

Cali Sheikh Maxamud Gacal iyo Cabdiqadir Cabdi Axmed

Cabdiweli Maxamed Ibrahim Xaabsade iyo Cabdullahi Robow Maxamed

SIdoo kale waxaa la soo saaray xilliga ay dhacayso doorashada saddexdan kursi oo ku aaadan Maalinta Axada ee soo socota.

Halkan ka aqriso qoraalka uu soo saaray madaxweyne Laftagareen;

laftagareen oo magacaabay musharaxiinta kuraasta aqalka sare ka harsanayd

laftagareen oo magacaabay musharaxiinta kuraasta aqalka sare ka harsanayd

Muqdisho-Somalia

About Post Author

Tuuryare

Abdirisaq is , a somali veteran journalist based in the Somali capital, Mogadishu. Twitter @tuuryare_africa tuuryare10@gmail.com Whatup:00252615990842
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
Instagram did not return a 200.