Laftagareen oo dhaliilay sida lagu dhisay Aqalka Sare

Read Time:21 Second

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed laftagareen ayaa sheegay in si deg deg ah oo hubanti la’aan ah lagu dhisay Xildhibaannada Aqalka Sare.

Isaga oo ka hadlayay munaasabas ka dhacday Magaalada Baydhabo ayaa sidoo kale sheegay in aan si siman Dowlad Goboleedyada loogu qeeybin Aqalka Sare.

Waxaa uu sheegay in hab qeybsiga Aqalka Sare loogu talo galay in Gobol walba la siiyo min Saddex Xubnood, balse taasi aysan dhicin.

Muqdisho-Somalia

About Post Author

Tuuryare

Abdirisaq is , a somali veteran journalist based in the Somali capital, Mogadishu. Twitter @tuuryare_africa tuuryare10@gmail.com Whatup:00252615990842
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
Instagram did not return a 200.