Mareeg Media
Somalia

Labo Maleeshiyo Beeleed oo ku dagaalamay Gobolka Sh.Dhexe

22

Dagaal u dhaxeeya labo Maleeshiyo Beeleed ayaa maanta waxuu ka socdaa Degaano hoostaga Degmada Cadalle ee Gobolka Sh.Dhexe.

Wararka ayaa sheegaya Dagaal uu ka bilaawday Degaanka Burdheere, waxaana sidoo kale uu ku fiday Degaano kale oo horleh, sida ay sheegeyaan Dadka Degaanka.

Ugu yaraan 10 Ruux ayaa la xajiiyay in ay ku dhinteen Dagaalka, iyadoo tiro intaas ka badanna ay soo gaareen dhaawacyo kala duwan.

Weli lama oga sababta ka dambeysa Dagaalkan ka socda Gobolka Sh.Dhexe.

Kala soco www.mareeg.com waxii warkan ku soo kordha hadii Alla Idmo 

Comments are closed.

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!