Laba Shariif & Axmed Madoobe oo Nairobi ku kulmay

Read Time:26 Second

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland  Axmed Maxamed Islaam ayaa Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna hogaamiyaha Madasha Xisbiyada Qaran Sheekh Shariif Sheekh Axmed ku booqdey hoyga uu ka deganyahay malaada Nairobi ee dalka Kenya.

Kulankan oo lagaga wada arrinsanayey xaalada siyaasadeed ee dalka iyo Doorashada 2020/2021 ayaa sidoo kale kulanka waxaa ku weheliyey madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan.

Waa markii labada oo wada kulmaan Sanadkaan Gudihiisa,waxaana dhawaan at ku wada kulmeen Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose gaar again Xafladii Caleema saarka Axmed Madoobe.

About Post Author

Ardaan Yare

Tifatirah wararka ku soo baxa afka soomaaliga
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
Instagram did not return a 200.