Kulankii Golaha Shacabka oo furmay * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Kulankii Golaha Shacabka oo furmay

Waxaa goor dhow si rasmi ah u furmay kulanka 2-aad kalfadhiga 5-aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

156 xildhibaan ayaa kulanka soo xaadirtay.

Kulanka ayaa warbixin looga dhagaysan doonaa Guddiga dib u eegista Dastuurka Baarlamaanka Soomaaliya.

Kulanka waxaa shir guddoominaya guddoomiyaha Golaha Shacabka mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Mareeg.com somalia, World News and Opinion.