Kulan U Dhaxeeya Madaxda Maamul Goboleedyada Dalka & Xildhibaanada Aqalka Sare Oo Muqdisho Ka Socda * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Kulan U Dhaxeeya Madaxda Maamul Goboleedyada Dalka & Xildhibaanada Aqalka Sare Oo Muqdisho Ka Socda

Waxaa hada Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya gaar ahaan Xarunta Xildhibaanada Baarlamaanka Aqalka Sare ee dalka ka socdo kulan u dhaxeeya Madaxda maamul Goboleedyada dalka ka jira iyo Xildhibaanada Baarlamaanka Aqalka Sare ee Dalka.

Kulankaan ka socda Xarunta ay ku shiraan Xildhibaanada Aqalka Sare ee Dalka ayaa waxa uu yahay mid xog qaadasho ah, waxaana Xarunta ku sugan Madaxweynayaasha maamulada Hirshabelle, Puntland, Koofur Galbeed, Galmudug, Jubbaland.

Shalay ayaa markii Magaalada Muqdisho lagu soo Gabagabeeyay Shirkii u dhexeeyay Madaxda uga sareyso Dalka iyo kuwa  maamul Goboleedyada,iyadoo laga soo saaray Qodobo ay isku raaceeen Madaxii Shirka ka qeyb gashay.

 

 

Lasoco wixii kusoo kordha Insha Allaah.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!