Kulan deg deg ah oo ka socda Xerada AMISOM ee Xalane

Read Time:28 Second

Kulan deg deg ah oo ay leeyihiin Taliyeyaasha Ciidanka AMISOM iyo Xubno ka socda Beesha Caalamka ayaa hadda ka socda Xalane oo ah Saldhigga ugu weyn ee Beesha Caalamka iyo AMISOM.

Kulankaan ayaa waxaa ku sugan inta badan Taliyeyaasha Ciidanka AMISOM,waxaana looga hadlaaya kasoo bixitaanka Ciidanka dowladda ee degmooyin ka mid ah maamulka Hirshabeelle.

Wararka ayaa sheegaya in kulankaan uu yahay mid deg deg ah , Maadaama meelihii Ciidamada ay kasoo baxeen ay ku hareen Ciidanka AMISOM.

Kulankaan ayaa lagu waddaa in Saacaddaha soo socda laga saaro War ku aadan tilaabadda Ciidanka AMISOM.

About Post Author

Tuuryare

Abdirisaq is , a somali veteran journalist based in the Somali capital, Mogadishu. Twitter @tuuryare_africa tuuryare10@gmail.com Whatup:00252615990842
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
Instagram did not return a 200.