Kismanyo:Magacyada iyo Qabiilada 8-da Xubnood ee Jubbaland ku matalaya Aqalka sare (Daawo Sawirada)Akhriso Magacyada iyo Qabiilada 8-da Xubnood ee Jubbaland ku matalaya Aqalka sare * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Kismanyo:Magacyada iyo Qabiilada 8-da Xubnood ee Jubbaland ku matalaya Aqalka sare (Daawo Sawirada)Akhriso Magacyada iyo Qabiilada 8-da Xubnood ee Jubbaland ku matalaya Aqalka sare

Baarlamaanka Maamul goboleedka Jubbaland ayaa maanta magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose ku doortay sideeda xubnood ee ku matalaya Aqalka sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Kuraasta Aqalka sare waxaa ku tartamayay musaharxiin dhoor ah, waxaana xubnaha laga adkaaday kuna guul dareestay in ay kamid noqdaan Aqalka sare kamid ahaa Siyaasiga Caanka ah Maxamed Cabdi Gaandi oo horey usoo noqday Wasiirkii Gaashaandhiga Somalia.

Xubnaha Aqalka sare ku matalaya Maamulka Jubbaland waxaa kamid noqday Madaxweyne kuxigeenkii hore ee maamulka Jubbaland Col. Cabdulaahi Sheikh Ismaaciil (Fartaag) oo isagu ku guuleestay doorashadii maanta ka dhacday Kismaayo.
fartag_4 fartag_5 fartag_6 fartag_10

Halkan ka Aqiso Magacyada 8-xubnood ee Jubbaland ku matalaya Aqalka sare

1-Xasan Faarax Xujaale(Ogaadayn)

2-Axmed Xaashi Maxamud (Ogaadeyn)

3-Cabdulahi Sheikh Ismaaciil (Mareexaan)

4-Mowliid Xuseen Guhaad (Mareexaan)

5-Axmed Cabdixafiid Maxamed (Digil iyo Mirifle)

6-Iftiin xasan baasto(Cowrmale)

7-Axmed Macalin Cumar (Dir-biyimaal)

8-Faadumo Xasan Aadan ( Gari koombe)

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!