Mareeg Media
Somalia

Khilaaf soo kala dhex-galay Wasiir Khadiijo & kuxigeenkeeda

Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee Xukuumada Soomaaliya Axmad Cumar Islow ayaa Warbaahinta usheegay in Wasiirad Khadiijo ay Caqabad ku tahay Horumarinta Ciyaaraha Dalka.

Waxa uu sidoo kale sheegay in Wasiirada halki ay qaban laheyd Shaqooyinka Wasaarada ay taa badalkeeda Shaqa ka dhigatay Amaanta Reysul Wasaaraha Soomaaliya…

Arrintaan ayaa waxaa ay u muuqataa khilaaf Cusub oo soo kala dhex-galay Wasiirka Dhalinyarada iyo ciyaaraha ee Khadiijo Maxamed Diiriye iyo kuxigeenkeeda.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!