Khilaaf soo kala dhex-galay laba kamid ah Wasiirada Kheyre

Read Time:18 Second

Khilaaf ayaa soo gala dhex galay Wasaaraddaha Warfaafinta iyo Waxbarashada dowladda dhexe ee Soomaaliya ka dib markii Wasaaradda waxbarashadda ay soo dhistay Guddiga dhaqanka.

War kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta ayaa lagu sheegay in Wasaaradda waxbarashadda wax shaqo ah aysan ku laheyn dhismaha Guddiga dhaqanka,islamarkaana ay ka mid tahay shaqadda loo igmaday Wasaradda Warfaafinta.

Hoos Ka Akhriso Qoraalka Wasaaradda Warfaafinta.

About Post Author

Ardaan Yare

Tifatirah wararka ku soo baxa afka soomaaliga
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %