Kheyre Oo Tababar U Soo Xiray Ciidamo Ku Xareysan Xerada Generaal Goordan + Sawirro
Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo tababar usoo xiray Guutada 14-ka October ee ciidanka xoogga dalka ee saldhiggoodu yahay xerada ciidanka General Goordan ee magaalada Muqdisho, ayaa sheegay in dal kasta oo burbur kasoo kabsanaya ay ciidankiisu yihiin kuwa bad-baadiya naftoodana u hura. Halkans ka riix said was sii akhriso
Comments are closed.