Kheyre iyo James Swan oo Muqdisho ku yeeshay kulan xasaasi ah * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Kheyre iyo James Swan oo Muqdisho ku yeeshay kulan xasaasi ah

Ra’iisul Wasaaraah Xukuumadda Federaalka ah ee Soomalaiya Xasan Cali Kheyre ayaa Magaalada Muqdisho Muqdisho waxaa uu kulan kula qaatey Ergayga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, James Swan.

Kulanka ayaa labada masuul waxaa ay uga ka wada hadlaeen qodobbo ay ka mid yihiin arrimaha mudnaanta qaran leh ee 2020 iyo sida ugu habboon ee Qaramada Midoobay u taageeri karto ahdaafta dalku uu leeyahay.

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa Qaramada Midobey uga mahad celiyey taageerda ay siiyaan Soomaaliya iyo doorka ay ku leeyihiin arrimaha Amniga iyo dooraashooyinka.

Wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Amb, James Swan ayaa sheegay in Qaramada Midoobey ay mar walba ay sii wadi doonto taageerada ay siiso Soomaaliya ee dhinacyada,Amniga iyo dhaqaalaha dalka Soomaaliya.

 

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!