Khasaaro hantiyadeed oo ka dhashay qarixii ka dhacay Gaalkacyo+Sawiro

Read Time:22 Second

Saameynta qaraxii Xalay ka dhacay isgoyska Astaan Hobyo ee Gaalkacyo uu ku yeeshay goobahii ganacsi ee ku yaalla Halka uu qaraxa uu ka dhacay.

Intaa xaqiijiyay 7 qof oo isku jira shacab iyo Askar ayaa ku geeriyootay halka ay ku dhaawcmen dad kor u dhaaafay 35 ruux.

Maamulka degmada Gaalkacyo ayaa olole nadafeded saakay ka bilaabay halka uu qaraxa uu ka dhacay inkastoo ganacsigii ka jiray aaga uu qaraxa ka dhacay uusan shaqeynin.

About Post Author

Ardaan Yare

Tifatirah wararka ku soo baxa afka soomaaliga
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %