Mareeg Media
Somalia

Kenya oo sheegtay in Dagaalyahanno ka tirsanaa Al Shabaab ay ku dishay

Badhaadhe ( Mareeg)-War Qoraal ah oo ka soo baxay Dowladda Kenya ayaa lagu sheegay in Diyaaradaha Dagaalka Dalkaas ay weerar xoogan ku qaadeen Fariisimo Dhaq dhaqaaqa Al Shabaab ku leeyihiin Degmada Badhaadhe ee Gobolka Jubbada Hoose.

Kenya ayaa sheegtay in 11 Dagaalyahan oo Al Shabaab ka tirsanaa ay ku dileen weerarkaasi islamarkaana ay ku furteen Hub kala duwan.

Al Shabaab ayaan weli wax war ah ka soo saarin Hadalka ka soo baxay Dowladda Kenya ee ku aadan in Dagaalyahanno ay ka dileen.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!