Mareeg.com: Sirdoonka Kenya ayaa sheegay inuu xogo badan ay is dhaafsadeen sirdoonka Mareykanka ka hor inta aan duqen lagu dilin sarkaal sare oo ka tirsanaa Alshabaab oo lagu magacaabo Aadam Garaar, sida lagu baahiyay wargeyska Daily News.
Duqeyntaasi ayaa lagu dilay sarkaal sare oo Alshabaab, kaasi oo dowlada Kenya aaminsan tahay inuu lug ku lahaa weerarkii bishii Septembar 2013 lagu qaaday dhismaha ganacsiga ee Westgate.
Dowlada Kenya ayaa sheegtay iney kaalin weyn oo dhanka sirdoonka ku laheyd duqeynta lagu dilay Aadan Garaar.
Mareeg Media
Published by A Warsame is senior
Editor and managing Director of Mareeg Media
Whatup :+447737886245
Happy
0 0 %
Sad
0 0 %
Excited
0 0 %
Sleepy
0 0 %
Angry
0 0 %
Surprise
0 0 %