
Kenya oo sheegtay inay dhaqan galisey Heshiiskii dhexmaray Madaxweynayaasha Kenya iyo Soomaaliya ee Uhuru Kenyatta iyo Farmaajo.
Qoraal ka soo baxay Wasaarada Arimaha Dibada Kenya ayna Ka muuqata inay heleen Safaarada Kenya ee Muqdisho ayaa lagu xusay in ay dhaqan galiyeen heshiisyadii dhexmaray labada Madaxweyne ee Dalalka Kenya iyo Somali ay ku wada xasiisdeen asbuucyo ka hor Nairobi.
Heshiisyadaasi waxaa qayb ka ahaa dhanka Socdaalka iyo Duulimaadyada oo toos looga dhigay Naiorbi iyo Muqdisho.
Kenya ayaa ka rajaysay Somaliya inay dhankooda dhaqan galin doonaan heshiisyadaasi.
Hoos Ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Wasaaradda arrimaha Dibadda Kenya.