Mareeg Media
Somalia

Jubbaland oo ka hortimid go’aankii Xukuumadda Soomaaliya

6
wasiirad jubaland

Dhawaan Wasaaradda Waxbarashada Xukuumada Soomaaliya waxa ay ku amartay Jaamacadaha ku yaalla dalka inaysan qaadan karin Arday aan soo marin imtixaanka ay qaado Wasaaradda, waxana Go’aankaas kasoo horjeestay Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland.

Warqad kasoo baxday Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland Axmed Maxamed Cabdirisaaq ( Handal) ayaa lagu sheegay in Go’aanka dowladda aysan suuragal aheyn, isla markaana ardayda aan lagu xujeen inay galaan laba imtixaan.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!