Jubbaland Oo Ka Hadashay Sababta Loo Xiray Taliye Cali Mire + Sawirro * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Jubbaland Oo Ka Hadashay Sababta Loo Xiray Taliye Cali Mire + Sawirro

Garoonka Diyaaradaha Magaalada Kismaayo ayaa galabta gelinkii dambe waxaa Ciidamada nabadsugida Jubbaland ay ku xireen Taliyihii Ciidamada nabadsugida Jubbaland kaaso oo galabta ka degay Kimsaayo.

Taliyaha ayaa Ciidamada nabadsugia Jubbaland waxa ay ku xireen xabsi ku yaalla Magaalada Kismaayo kadib markii galabta Diyaarad siday ay ka digtay Magaalada Kismaayo.

Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa Taliyahan oo lagu magacaabo Cali Mire u magacawday in uu nqodo Taliyaha Ciidamada nabadsuga Jubbaland,kaasi oo gacnta hada ugu jira Ciidamada Jubbaland.

Dhinaca kale Jubbaland ayaa waxa ay sheegtay in saraakiishan ay u xireen falal amniga,isla markaana hada ay gacanta ku haayan lamaha amniga ee Jubbaland .

“Hay,adda Nabad suggida iyo sirdoonka Jubbaland oo ah Hay’ad taliska dhismeheeda iyo kan ciidanba dhameystiranyahay ayaa gacan bir ah ku dhigtey Amniga gudaha Dowlad goboleedka Jubbaland taas oo keentey xasiloonida iyo Amniga ka jira Jubbaland ee ay bulshada reer Jubbaland kuwada naaloonayaan .

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!