Jubbaland oo amaro ku soo rogtay Musharaxiinta doorashada Madaxweynaha * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Jubbaland oo amaro ku soo rogtay Musharaxiinta doorashada Madaxweynaha

Kadib kulan ay Magalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ku yeesheen Golaha Amniga dowlad goboleedka Jubbaland ayaa waxa ay soo saareen amaro la farayo laamaha Amniga inay sugaan Amniga,sidoo kalena digniin loogu diray musharixiinta Madaxweynaha Jubbaland.

Musharixiinta aya looga digay inay abuuraan ol ole khalqal gelin kara amniga,balse amnigooda uu damaanad qaadayo dowlad Goboleedka Jubbaland,isla markaana aysan sameysan karin ilaalo iyaga u gaar ah.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!