Jawari iyo Farmaajo oo ku kulmay Wasaarad Gaashaan-dhiga. Maxeey kawada hadleen? * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Jawari iyo Farmaajo oo ku kulmay Wasaarad Gaashaan-dhiga. Maxeey kawada hadleen?

muqdisho ( Mareeg News )madaxweynaha jamuuhiriyada federalka soomaaliya maxamed cabdulahi farmaajo iyo gudoomiyaha baarlamaanka Prof jawaari ayaa goor dhaw ku kulmay wasaarada gaashaan-dhiga oo ay waayadan ba madaxweynaha xafiis u eheed.

madaxweyne farmaajo iyo jawaari ayaa kawada hadlay xaalada ka dhex aloolsan baarlamaanka iyo khilaafka kala dhaxeeyo kheyre.

jawari ayaa farmaajo u sheegay in kheyre anu la shaqey karin xilkana ay ka qaadayaan madaxweynahana laga rabo inuu hada kasii fakaro badalkiisa.

jawaari ayaa diiday in uu kheyre lasii shaqeeyo.

farmaajo oo doonayay inuu dhax dhaxaadiyo ayaa hada arinkan ka gaabsan doona.

Ciidamadi la sheegay ineey kheyre ka amar qaataan ee xalay la geeyay guriga baarlamaanka ayaa maanta lagu badal amisom.

xaalada siyaasada aad ayeey u kacsantahay markasta waxaa la fili karaa isbadal.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!