Jawaari ” Shacabka Soomaaliyeed waxaan u sheegayaa In Xukuumadda Weerar nagu soo qaaday”
Muqdisho ( mareeg news ) Afhayeenka Golaha Shacabka Masuulka la sheegay In Mooshin laga Keenay Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa yiri ” Shacabka Soomaaliya waxaan u sheegayaa Xukuumadda ayaa Weerar nagu soo qaaday”
Gudoomiye Jawaari ” Anigu kulanka Golaha Shacabka ma shir guddoomin karo maadaama Mooshin iga Yaallo, Kuwa Mooshinka iga Keenay Waxaan leeyahay Soo dhammeystirta Tiradda la igu riddi karo”
kadib markeey ciidanka ilaalada madaxtooyada la wareegeen Xarunta Baarlamaanka ayaa Waxaa saxaafada iskugu yeeray Gud Jawaari.
xaalada Muqdisho aad ayeey u kacsantahy lama oga waxuu xaalka ku dambeey doono.
Muuqaalka ayaan goor dhaw idin soo gubin doonaa
Comments are closed.