
Read Time:13 Second
Gudiga Farsamada Maamul u sameynta Galmudug ayaa ku dhawaaqay Jawalka Doorashada Galmudug.
Jadwalka cusub ayaa tilmaamaya sidan.
4 Janaayo waxaa la dooran doonaa Gudoomiyaha iyo Kuxigeenadiisa.
9 bisha Janaayo ayaa loo asteeyay in ay dhacdo doorashada Madaxweynaha Galmudug.
Hoos Ka Akhriso Jadwalka oo dhameystiran.