
Inkastoo marka la eego dalal waaweyn oo magac iyo maamuus intaba ku dhax lahaa cayaaraha ay ka hareen Tartanka Kubadda Cagta Aduunka ee ka dhacaya 2018ka dalka Ruushka, haddana wali ma xiisa la’a oo waxaa isku arki doona dalal caan ku ah Cayaaraha Kubadda Cagta.
Tusaale ahaa dalalka Portugal iyo Spain ayaa hal Group isku arki doona waana labo dal oo marka la eego si weyn uga dhax muuqda Cayaaraha Kubadda Cagta, sidoo kale waxaa Group kaliya ku wadda jira oo dalalka Argentina iyo Nigeria.
Sida ay isku Arki doonaan Wadamada ka qeybgalli doona Tartanka Kubadda Cagta Aduunka :
Group A
Russia
Saudi Arabia
Egypt
Uruguay
Group B
Portugal
Spain
Morocco
Iran
Group C
France
Australia
Peru
Denmark
Group D:
Argentina
Iceland
Croatia
Nigeria
Group E:
Brazil
Switzerland
Costa Rica
Serbia
Group F:
Germany
Mexico
Sweden
Korea Republic
Group G:
Belgium
Panama
Tunisia
England
Group H:
Poland
Senegal
Colombia.
Japan.
Dhacdadan Tartanka Kubadda Cagta Aduunka oo Afartii Sano mar la qabto ayaa ka mid ah dhacdooyinka ugu waaweyn dunida ee sida weyn loo xiiseeyo, waxaana ay cayaarahan furmi doonaan sida uu qorshuhu yahay 14ka bisha June ee sanadka 2018, waxaana dalalka sanadkan aan ka soo muuqan doonin ka mid ah Italy, Holland iyo wadamo kale oo Qaarada Africa ka tirsan.