Isbadal cusub oo laga dareemayo Baladweyne +SAWIRO

Isbadal ayaa laga dareemayaa Magaalada Baladweyne, kadib markii dhawaan ay isaga barakceen kumanaan qoys oo ku nool Xaafadaha kala duwan ee Xarunta Gobolka Hiiraan,