Ilhaan Cumar oo weerar afka ku qaaday MD Trump

Xildhibaan Ilhaan Cumar ayaa Weerar afka ah ku qaaday Madaxweynaha Dalka Mareykanka.

Waxaa Dalka Mareykanka ka taagan xiisad u dhaxeysa Madaxweynaha iyo Xildhibaan Ilhaan Cumar.

 

 

Abdi Aziz Hassan Ibrahim is , a somali veteran journalist based in the Somali capital, Mogadishu. Twitter @mareegonline Email: news@mareeg.com