Ilaalada Muungaab oo ku dagaalay Isgoyska Sanca * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Ilaalada Muungaab oo ku dagaalay Isgoyska Sanca

Mareeg.com: Ilaalada gudoomiyaha gobolka Banaadir, Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa manta isku rasaaseeyey Isgoyska Sanca ee degmada Kaaraan, halkaasoo uu ku yaallo guriga Jen. Muungaab.

Iska hor imaadka ayaa yimid kadib markii muran soo kala dhex galay ilaaladaas, waxaana goobjoogayaal sheegeen iney arkeen qof ka mid ah ilaalada oo halkaas ku dhintay.

Sidoo kale, wararka ayaa sheegaya inuu hal qof oo rayid ah uu ku dhaawacmay iska horimaadkaas, mana jiro wax war ah oo kazoo baxay maamulka gobolka.

Jen. Muungaab ayaa oo maalmahan ku maqnaa dalka Turkiga ayaa kusoo laabtay Muqdisho kadib markii ilaaladiisu daaalameen.

Mareeg Media

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!