Ilaa Iyo 20 Dal Oo laga Eryay Diblumaasiyiinta Ruushka

Russia's President Vladimir Putin (L) and head of 'Fair Aid' fund Elizaveta Glinka attend a state awarding ceremony to acknowledge charity and human rights activists at the Kremlin in Moscow, Russia, December 8, 2016. Sputnik/Alexei Nikolskyi/Kremlin via REUTERS/File Photo

moscow (mareeg news ) ilaa iyo labaatan dal oo dunida ah ayaa laga eryay dib lumaasiyiinta wadanka turkiga ee wadamaadaasi joogay Tan iyo Markii la sheegay in ay sirdoonka ruushka Ka dambeeyeen weer loo adeegsaday Sun kiimika ah oo lagu qaaday sargaal hore oo laba kaarle ahaa kana tirsaan sirdoonka ruushka iyo Ingiriiska,

Dowlada Biritin oo Ruushka ka dalbatay ineey ka jawaabaan weerkaii sunta loi adeegsay ee lagu qaaday sargaalkan iyo gabadhiisa oo hada lagu baxnaaninaayo isbitaal ku yaalo caasimada londan ayeey ruushiyaanku Ka dhaga adeegeen.

ilaa iyo 21 Diblumaasi Oo Ruushiyaan ah ayeey dowlada England ka ceyrisay dalkeeda, Dowlada badan oo xulafo la ah Dowlada england ayaa iyana qaaday tilaabo taas la ceyn ah .

Asturalia ayaa ugu dambeeysay dowladaha eryay Diblumaasiyiinta ruushka Waxaana lafilayaa in kuwa kala oo badana ay ka eryaan wadamadooda diblumaasiyiinta ruushka.

Ruushiyanku waxeey dowlada mareekanka ku Eedeeyeen ineey gadaal ka riixeyso Arintan waxeeyna sheegeen ineey talaabo qaadi doonaan.

About Ahmed weheliye Gaashaan 535 Articles
freelance journalist covering events in Somalia, SocialActivist, writer, PoliticalAnalyst .contact gaashaan1960@gmail.com