Howlo burburin ah oo ka socda Muqdisho +SAWIRRO
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisoow ayaa waxuu ka hadlay burburin Maamulka Gobolka uu ka wado Degmada Yaaqshiid ee Magaalada Muqdisho.
Duqa Muqdisho ayaa sheegaya in Maamulkiisa uu burburiyay dhismooyin sida sharci darro ah ugu yaallay Garoonka Kubadda Cagta ee LL-Jeenyo.
Comments are closed.