Howlgallo miino baaris ah oo ka socda Gobolka Bakool

Read Time:33 Second

Ciidamo ka tirsan Militeriga Soomaaliya ayaa maanta  lagu soo waramayaa in howlgallo miino baaris ah ay ka wadaan Degaano dhaca Duleedka Degmada Waajid  ee Gobalka Bakool ,halkaasi oo dhowr jeer ciidamo iyo masuuliyin ka tirsan Koofur Galbeed  ay miino kula qaraxday.

Ciidamada ayaa dhamaan jid-cadayaasha gala degmada iyo kuwa ka baxa waxay ka wadaan Howlgaladan.

Dadka deegaanka ayaa sheegay in ciidamada ay dhaq-dhaqaaqyo military ka wadaan duleedka degmada Waajid ee Gobalka Bakool.

Masuuuliyiinta Maamulka degmada Waajid ayaa sheegay in maanta howlgal miino baaris ah ay ciidamada xoogga ka wadaan deegno hor leh oo ka tirsan degmadaasi.

Al-Shabaab ayaa go’doomiyay deegaano hor leh oo ka tirsan Gobalka Bakool.

About Post Author

Tuuryare

Abdirisaq is , a somali veteran journalist based in the Somali capital, Mogadishu. Twitter @tuuryare_africa tuuryare10@gmail.com Whatup:00252615990842
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
Instagram did not return a 200.