Howlgallo ka socda Baydhabo * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Howlgallo ka socda Baydhabo

Ciidamada amaanka ayaa saakay waxaa ay baaritaano ka wadaan Magaalada Baydhabo ee gobalka Bay.

Baaritaankan ayaa ka dambeeyay kadib markii xalay bamboo gacmeed lagu weeraray Shirkad ku taala Magaalada Baydhabo.

Goobjoogayaal ayaa sheegay in dhalin yaro badan ay ciidamada ka qabteen Magaalada Baydhabo ee Gobalka Bay.

Ilaa iyo hada lama  oga khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay bamboo gacmeed xalay lagu weeraray shir ku taala Magaalada Baydhabo.

Magaalada Baydhabo ayaa maalmihii dambe waxaa ku soo batay kooxa Bambaanooyinka ku weerara fariisamiha ay ku sugan yihiin ciidamada.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!