Mareeg Media
Somalia

Howlgal saakay ka socda Magalada Gaalkacyo

Magalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug waxaa saakay ka socda howlgal  ay wadaan Ciidamada xasilinta ee Magaaladaas, kadib markii la dhaawacay taliyihii Ciidanka isku-dhafka ee Magaalada Gaalkacyo.

Ciidamada xasilinta ayaa howlgalka wada ay wadaan wadooyinka waaweyn iyo xaafadaha qaar ee Magalada Gaalkacyo,waxaana la sheegay in howlgalkaas ay ku baadi goobayaan dadkii dhaawacay taliyihii ciidanka xasilinta ee Magalada Gaalkacyo.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!