Howlgal saakay ka socda magaalada Jowhar ka dib is horimaadii dhacay..

Read Time:28 Second

iska hor imaad ayaa xalay dhexmaray Ciidamo ka tirsan Dowladda iyo Kooxo hubeysan oo lagu tuhmay waxyaabo maanka dooriya.

Isku hor imaadka ayaa sababay qasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo soo gaaray dhinacyadoo dagaalamay iyo dad rayid ah.

Inta la ogyahay Labo askaro oo ka kala tirsan Booliska iyo Nabad sugida ay ku dhintay isrisaaseynta halka in ka badan seddex rayid ay ku dhaawacmeen,sida la sheegay.

Howlgal xaqiijinta amniga ayaa saakay ka socda magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Sh/dhexe,halkaasi oo uu ka socda shirka mamul u sameynta Hiiraan iyo Sh/dhexe.

About Post Author

A warsame

Published by A Warsame is senior Editor and managing Director of Mareeg Media Whatup :+447737886245
Happy
Happy
0 0 %
Sad
Sad
0 0 %
Excited
Excited
0 0 %
Sleepy
Sleepy
0 0 %
Angry
Angry
0 0 %
Surprise
Surprise
0 0 %