Howlgal Maanta Ka Socda Gobolka Shabeellaha Hoose

Read Time:31 Second

Wararka naga soo gaaraya Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxa ay ku waramayaan in Ciidanka dowlada Soomaaliya ay maanta halkaasi ay howlgal ka wadaan.

Gudoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose Ibraahim Cali Aadan oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in howlgal balaaran ay ka wadaan dhamaan Degmooyinka Gobolkaasi.

Sida oo kale Gudoomiyaha ayaa sheegay in ay bilaabeen howgal balaaran oo Ururka Al Shabaab looga saarayo deegaanada ay ka joogaan Gobolka Shabeellaha Hoose.

Deegaano ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa ku sugan Dagaalyahano ka tirsan Ururka Al Shabaab oo mararka qaar weeraro ku soo qaada Ciidanka dowlada Soomaaliya ee ku sugan Gobolkaasi.

 

 

 

 

About Post Author

Xuseen Axmed

Former somalia247.com reporter and currently mareeg media representative in Somalia
Happy
Happy
0 0 %
Sad
Sad
0 0 %
Excited
Excited
0 0 %
Sleepy
Sleepy
0 0 %
Angry
Angry
0 0 %
Surprise
Surprise
0 0 %