Ciidanka Sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka oo Qabtay Gaari lagu weerari laha amid ka mida Hotel Maka Mukarama * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Ciidanka Sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka oo Qabtay Gaari lagu weerari laha amid ka mida Hotel Maka Mukarama

Ciidamada Sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka ee NISA ayaa Qabatay Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qaraxa oo la doonayay in lagu weeraro mid ka mid ah hotelada magaalada Muqdisho.

Afhayeenka maamulka gobolka Banaadir C/fitaax Cumar Xalane ayaa Xaqiijiyay qabashada ninkaasi iyo dhagarta uu umada soomaaliyeed la damacsanaa ka hortagida ay ku sameeyeen Ciidanka NISA.

Afayeenka ayaa sidoo kale sheegay in ninka waday Gaariga ay ciidamda Gacanta ku dhigeen uu damacsanaa in uu weeraro Hotelka Maka AlMukarama oo shir uu ka socdo.”car_with explosiveexplosiveexplision_parel

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!