
War-saxaafadeed kasoo baxay Madaxda ugu sareysa Shirkada Isgaarsiinta Hormuud ayaa waxa looga hadlay falkii Ciidamada Kenya ay ku gubeen Xarun Hormuud ay ku laheyd deegaan lagu magacaabo Cali Buley oo hoostaga Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose.
Ciidamo ka tirsan Kenya aya waxa ay habeen ka hor dab qabadsiiyeen Xarun ay Shirkada Hormuud ku laheyd Deegaanka Cali Buley, sidoo kale waxaa War-Saxaafadeedka Hormuud kasoo baxay lagu sheegay in Ciidamada kenya inta ay joogaan Soomaaliya ay gubeen Xaruntii 6aad oo ay leedahay Shirkada Isgaarsiinta Hormuud.
Halkaan ka Akhriso War-saxaafadeedka.
Warsaxaafadeed-Hormuud-Cali-Bulleey