Hoggaamiyihii dalka Cumaan oo geeriyoodey — Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Hoggaamiyihii dalka Cumaan oo geeriyoodey

Dowladda Cumaan ayaa ku dhawaaqday in uu geeriyooday Qaabuus Binu Saciid oo ahaa hoggaamiyihii guud ee dalkaasi.

Suldaanka ayaa dalkaasi xukumaayay 50 sano, isagoo sannadkii 1970kii afgembi xilka kagala wareegay aabbihii.

Muran badan ayaa ka taagan Cida badali doonta boqorka,maadaama uusan dhalin wax caruur ah, waxaana Sharcigga dalkaasi uu dhigaya in Cidda boqorka ay iska soo xulaan qofka badali doona.

Saddex maalmood oo baroordiiq ah ayaa lagu dhawaaqey, sidoo kale 40 maalmood ayaa calanka hoos loo dhigayaa.

72ka sacaaddood ee socda ayaana la rajeynayaa in lagu dhawaaqo qofkii baddali lahaa.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Find a Job.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!