Hoggaamiye Ay Halis Geliyeen Sirdoonka DDSI & Ciidanka Ilaalada Adis Ababa oo.... * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Hoggaamiye Ay Halis Geliyeen Sirdoonka DDSI & Ciidanka Ilaalada Adis Ababa oo….

Jigjiga ( Mareeg News ) Mucaaradka Dowlad deegaanka soomalida itoobiya ayaa aad u soo buux dhaafiyay magaalada Adds Abab Ee caasimada dalka i toobiya.

Mucaaradka Dowlad deegaanka ayaa aad ugu soo xoogeeysanaayo magalaada adis ababb Arintan waxeey muu jineysaa isbadalka xoogan ee ka dhacay itoobiya.

dadka soomaalida oo ka cararay dhulka dowlad deegaanka ayaa hada umuuqda ineey u dhiiran karaan ineey ka hadlaan dhibaatada ay ka tirsanayaan madaxweynaha maamulkaaai.

Asakri laga soo diray jigjiga oo afduub u geeysan rabay mid kamid ah raga ugu cad cad mucaaradka ayeey wararka sheegayaan ineey gacanta ku dhigeen Ciidanka Ilaalada Caasimada Addis.

madaxweyne Cabdi mohamuud cumar ayaa lasheegayaa inuu ku Caan baxay Afduubida mucaarkiisa, waxaana xabsiyo uu kamid yahay jeel ogaadeeniya lagasii daayay dhowr boqol oo qof oo mucaaradka dowladad degaanka ah, Halaka Lagu Eedeynayo inuu dilay aqoonyahano dhalinyara ah oo ka aragti duwanaa Siyaasadiisana kasoo horjeeday.

Warbaahinta uma suura galin ineey xog dheeraad ah ka helaan Dowlad deegaanka mudooyinkii hore balse maamulka cusub ee Itoobiya uu hor kacaayo Abiy ahmed ayaa u muuqda mid dhowraya xuriyada aragtida iyo warbaahinta, Lama qayaasi karo waxa iska badali kara xaalada adis abbna waxaa ku soo aruuraya mucaaradka dowlad deegaanka oo iskaga yimid daafaha caalamka.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!