Hirshabelle oo soo dhaweysay Safiirka cusub ee QM
Qoraal kasoo baxay Madaxtooyada maamul Goboleedka Hir-Shabelle ayaa lagu soo dhoweeyay Magacaabista Wakiilka cusub ee Qaramada Midoobay ay usoo magacaawday Soomaaliya.
Maamulka Hir-Shabeelle ayaa sheegay in uu soo dhoweynayo wakiilka cusub si dhowna ay ula shaqey doonaan, iyadoo ilaalineysa Midnimada iyo wada jirka umadda Soomaaliyeed.
Comments are closed.