Hirshabelle oo Maamul Cusub u Magacaabay Degmooyinka Buuloburte iyo Jalalaqsi (Digreeto) — Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Hirshabelle oo Maamul Cusub u Magacaabay Degmooyinka Buuloburte iyo Jalalaqsi (Digreeto)

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa xilalka ka qaaday Gudoomiyaasha Degmooyinka Buuloburte iyo Jalalaqsi, waxa uuna Magaacay Gudoomiyaal Cusub.- Advertisement –

Labo Wareegto oo ka soo baxday Xafiiska Wasiirka ayaa si rasmi waxaa xilka Gudoomiyaha Degmada Buuloburte loogu Magacaabay Cabdicasiis Cabdullaahi Cabdi halka Gudoomiyaha Degmada Jalalaqsi loo Magacaabay Maxamed Nuur Cagajoof

Hoos ka aqriso Degreetada lagu Magacaabay Gudoomiyaasha Degmooyinka Buuloburte iyo Jalalaqsi

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Find a Job.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!