Hir-Shabeelle oo Amar culus dul-dhigtey Hay’adaha Samafalka

Read Time:27 Second

Wasaaradda qorsheynta Maalgashiga iyo Iskaashiga caalamiga Ee Maamulka Hirshabeelle ayaa fartay Hey’adaha Samafalka ee Ka howlgala Deegaanada Hirshabelle in ay iska soo diiwaan galiyaan Wasaaradda Qorsheynta ugu Dambeyn 31-da bishaanjanaayo ee sanadka 2020.

Qoraal kasoo baxey Wasaaradda ayaa lagu sheegay in sanadkii tegay ee 2019 deegaannada Hir-Shabeelle ay ka dhaceen Arrimo dabiici ah sida fatahaadaha ay wasaaradda Sanadkaan 2020 qorsheyneyso dardar gelinta Shaqooyinkeeda,isla markaana amarkaas la farayo Hay’adaha Samafalka.

Hoose ka Akhriso Warqad ka soo baxday xafiiska Wasiirka Qorsheynta Hir-Shabeelle Cabdiraxmaan Cabdullaahi Macalin.

About Post Author

Ardaan Yare

Tifatirah wararka ku soo baxa afka soomaaliga
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %