Hargeysa: Xildhibaan Dil Geystay Oo Maxkamadi Toogasho Ku Xukuntay * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Hargeysa: Xildhibaan Dil Geystay Oo Maxkamadi Toogasho Ku Xukuntay

Hargeysa, Mareeg.com: Maxkamadda Gobolka Hargeysa ayaa maanta Dil toogasho ah ku xukuntay Xildhibaan Mustafe Cismaan Daahir, kaasoo hore u dilay nin ay saaxiibo ahaayeen goor habeenimo ahayd.

Xildhibaan Mustafe Cismaan Daahir waxa maanta la hor keenay Maxkamadda Gobolka Hargeysa taasoo soo gabagabaysay dhagaysiga dacwadiisa oo in muddo ah socotay, waxaanay maanta ku dhawaaqday xukun Dil ah, kaasoo ay u cuskatay Xeerka Ciqaabta Guud iyo shareecadda Islaamka.

Mustafe Cismaan Daahir oo ahaa Xildhibaan Golaha Deegaanka ah oo ka soo baxay urursiyaasadeedkii UMADDA in badana xukunkiisa la sugayey waxa lagu wadaa in uu jagadiisii buuxiyo xildhibaankii ku xigay oo ka dhur sugayey Xukunkan isla markaana dood badan oo dhinaca sharciga ahi ka hor taagnayd in uu kursigiisa buuxiyo.

Isha: Ramaas

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

1 Comment
  1. Xirsi deni says

    Asalaamu calaykum waraxmatullaahi wabarakaatuhu anigoo ah abwaan xirsi xuseen faarax xirsi deni kana tirsan shacabka reer puntland ku dhadhay togga laba qoorood ee gobolka nugaal gaar ahaan degmada eyl waxaan ummadda reer puntland u iftiiminayaa haddii awal lakhalday in maanta ay runta ogaadaan maxay tahay? Calanka maanta usuran puntland waxay fekrediisu ka timi maskaxdayda taasi oo uu igu ilhaameeyey allaah swt rabu dunyaa wadiin rabul caalamiin rabiga jiniga iyo insiga waxaan ku sugnahay waddanka south africa gobolka free state.waxaa taariikhdii calanka tartankiisu socdey ila soo xiriiray ninka layiraahdo cabdirashiid jaamac cali degan ganacsina ku haysta south africa kana mida reer puntland kuna barbaaray tuula buuryaqab loogana yaqaan cabdirashiid dabaaxle ahna nin udhashay gobolka nugaal wuxuu igusoo wacay telefoon xirsiyow waadigii abwaanka ahaaye maanta puntland calan bay ubaahan tahay horseedbaa waxaa lagu soo qoray dhawr calanoo amba aanan qaateen maanta fekerkaaga keen calan soo raadi markaa waxaan kashaqaynayaa tuckshop ku yayaal viallage 60km ujira kimperley oo ka tirsan norethencape tuula la yiraahdo holpan waxaa leh nin reer luuq ah asal ahaana kasoop jeedo aabihii waqopoyiga gakacayo loona yaqaan huurweyne waxaa layiraahdaa nuur cabdi madoobe kismaayo iyo meelaha qaar waxaa looga yaqaan canjeex waan fekerey tolow ma geedka maydigaad ugu sawirtaa ma kaluunbaad ku sawirtaa wacaan fekerey cagaar waa barwaaqo cadaan waa nabad oo dhiig kuma iman buluugga oo xidigtii lehna waxaan kasoo qaaday calanka soomaaliya oo soomaalinimadii kama tegine waxaan nahay maamul goboleed waxaan raaciyey laba hees calan waxaan iri sidaa ka dhig anigu waqti mahayo baadiyaan joogaa adaa johannesburg degan shaqaalana kuu joogaa dukaankaaga weliba hadaan kuguulaysto calankan wixii calafa waa inoo kala bar magaca aniga ayaa iska leh waxaa ila shaqaynaya wiil reer somaliland ah opo marag ah ilaahay ayaa marag iiga ah isaga ayaa marag iiga ah wiilkii ila shaqaynayey ayaa marag iiga ah halsano kadib ayaan website furay mase calankaygi baa soo boodey waa goor xeero iyo fandha kala dhaceen nabarkiiosi baan raadiyey waan helay cabdirashiid calankaygi waa lkan puntland usurane maxaad walaal saas uyeeshay walaahi buu yiri waxba kalama socdo waayahaye calanki aan kuu qoray baa saaran adiga iyo aniga iyo wiilkaa ilashaqeeya baan ahayne ma jinbaa geeyey oop caloposhaada kala baxay. Weli ilaa hadda isna aanui hor fariisan waqtina uma helin isku gobolna majoogno dhawr qof oo aan miisaan lahayn ayaan iusheegay wuu dafirsanyahay ninka uu udiray ee ay wax kala goosteen maaqaan magac ahaan oiyo weji ahaan qolada horseed marbaan telefoon kula hadlay hawshaas ayey qayb kayihiin baan umaleeyey haddaba shacabka puntland ee nabadda iyo garsoorka jecel waxaan kacodsanayaa iyo dawladiisaba aqoonyahanada ardayda culumaa,u diinka cuqaasha inay nagu kala saaraan kitaabka munazalka samaawiga ah ee dhamayska tiran aniga iyo ninka sheegtay iyo ninka udawiyey isbaaraleydaas sidegdeg ah waxaa xagga garopwe arintaa iioga masuul ah walaalkay dr xaashi xuseen faarax sheekh xaashi oo aanan weli arrinkaan lasocodsiin telefoonna ka ahayn deganna garowe aqriostayaasha waxaan ka codsanayaa inay warkaa fidiyaan dab dhagax lagui dhuftay ka dhigaan garowe onloinewaxaan ka codsanayaa inay daabacaan iyagoo sawirkayga kala baxaya facebook xirsixuseen4@hotmail.com ama farah hirsi facebook name itaquu dacwatu madluun fa inahu beynihi wabeynallaahi leysa xijaab ama leysa turjumaan kitaabka quraanka iyo markhaantiba diyaar baan la.ahay matrabo xaaraan kullu laxmin nabatat filxaraam fanaaru owlaa lahum ma ahi nin aduunya o ordaya sheekada calanka waa macruuf south afrika

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!