Haddii baruur ku cusleysay sameey sida gabrtaan Soomaaliyeed

Read Time:45 Second

Abni Maxamed Cali waa gabar Soomaaliyeed oo deggan magaalada London, waxa muddo dheer dhibaato ku hayay cayilka ama baruurta, oo u keeni jirtay xanuunno badan oo mar walba ay ku noq noqon jirtay dhakhtarkeeda.

Dhakhtarka ayaa mar walba isaguna waxa uu Abni kula talin jiray inay baruurta iska riddo oo ay is caateyso haddii ay caafimaad dooneyso.

Haddaba ugu danbeyntii Abni, waxay heshay xal taasi oo ah daawooyin dhir laga sameeyay oo ay bilowday inay isticmaasho, markii dambena ay shaqo kaga heshay shirkad soo saarta daawooyinkaasi oo hadda ay gacan ka siiso dadka Soomaalida sidii ay cayilka iska ridi lahaayeen.

Abni oo wareysi siisay BBC ayaa sheegtay iney muddo 6 bbilood gudahood iska ridday 36 kiilo oo baruur ah.

Halkaan ka dhegeyso Abni oo BBC Somali uga warrantay sida ay cayilka xad dhaafka ah isaga riday.

https://www.mareeg.com/wp-content/uploads/2014/08/Abni.mp3?_=1

About Post Author

A warsame

Published by A Warsame is senior Editor and managing Director of Mareeg Media Whatup :+447737886245
Happy
Happy
0 0 %
Sad
Sad
0 0 %
Excited
Excited
0 0 %
Sleepy
Sleepy
0 0 %
Angry
Angry
0 0 %
Surprise
Surprise
0 0 %